Mareykanka oo Diidmo u Muujiyay Soomaaliya
Started 1 month ago by Amed in Wararka Maanta
Dowladda mareykanka ayaa ka diiday dowladda federaalka Soomaaliya arimo dhowr ah sida ay TEBIYANAYAAN warbaahinta Soomaalida, arintaas ka warama bal?
Body
Dowladda mareykanka ayaa ka diiday dowladda federaalka Soomaaliya arimo dhowr ah sida ay TEBIYANAYAAN warbaahinta Soomaalida, arintaas ka warama bal?
https://www.caasimada.net/mareykanka-oo-ku-adkeystay-diidmo-ka-dhan-ah-soomaaliya/
5 Replies
-
A visionary Somali businessman with a strong passion for innovation, honesty, and progress. He is dedicated to empowering the community through entrepreneurship, creativity, and meaningful platforms that serve and uplift people. His work reflects a deep commitment to growth and collaboration.
Replied 1 month ago
Dadkeena ayaa dhibta ugu weyn dareemaya haddii beesha caalamku joojiso taageerada. Dowladda iyo madaxdeedu ha ka fakaraan mustaqbalka shacabka, ma aha kuraasta oo keliya. Waa yaab.
Replied 1 month ago
Dowladda Soomaaliya waxay ku jirtaa marxalad adag. Halkii laga caawin lahaa, waxaa laga hor istaagayaa taageero muhiim ah. Waa in shacabka Soomaaliyeed garab istaagaan dowladda.