R/W Xamza oo maanta sameeyay arrin cajiib ah

Started 3 weeks ago by Amed in Politics

Xamza ayaa maanta si lama filaan ah ku tegay xarunta ay ka socoto diiwaan-gelinta cod-bixiyeyaasha ee degmada Shangaani, si u u qiimeeyo sida ay wax u socda...

Body

Xamza ayaa maanta si lama filaan ah ku tegay xarunta ay ka socoto diiwaan-gelinta cod-bixiyeyaasha ee degmada Shangaani, si u u qiimeeyo sida ay wax u socdaan.

Raโ€™iisul wasaaraha oo ay la socdeen qaar kamid ah golihiisa wasiirada ayaa kasoo muuqday safafka dhaadheer ee ay shacabka ugu jiraan ololaha diiwaan-gelinta ee uu wado guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka.

2 Replies

  • Replied 3 weeks ago

    Report

    Waa kan muuqaalkii maanta: https://www.youtube.com/watch?v=nAf8DjFnVQg

  • Replied 3 weeks ago

    Report

    Waaba nin cajiib ah.

.');